DAAWO: Tiémoué Bakayoko oo tababarkii ugu horreeyay la qaatay AC Milan + Sawirro iyo lambarkiisa

0

(Milanello) 14 Agoosto 2018 – Laacibka Tiémoué Bakayoko oo maanta si rasmi ah loo xaqiijiyay inuu ku biiray kooxda AC Milan ayaa markii ugu horreeysey tababarka la qaatay kooxdiisa cusub.

Laacibka oo shalay ilaa maanta marayay caafimaadka ayaa Chelsea uga yimid qaab amaah ah oo ku kacaya 5m, halka ay Milan 35 kale bixin doonto haddii ay heshiiska ka dhigayso mid rigli ah.

Haddaba, hoos ka eeg Bakayoko oo ka qayb qaadanaya tababarka xerada Milanello, oo qabsoomay galabta casar liiqii.

Hadalsame Media