Sidee ayay taageerayaasha Juventus Bonucci ula dhaqmeen markii uu tegey xerada tababarka + Sawirro

0

(Torino) 02 Agoosto 2018 – Daafaca cusub ee Leonardo Bonucci ayaa ku guryo noqday kooxda Juventus isagoo tegey xerada tababarka kaddib markii uu caafimaadka ku maray J-Medical, yeelkeede, looma soo dhowaynin sida gaashaankii beri la jeclaa.

Kabtankii hore ee AC Milan, ayaa lagu fooriyay markii uu tegey xerada tababarka Continassa.

Marka la eego sida ay taageerayaasha Juventus u wajeheen kabtankii Milan kasoo laabtay waxay aad uga geddisan tahay sida Milano loogu soo dhoweeyay Gonzalo Higuain oo haatan la sugayo inuu qandaraas cusub ku saxiixo Casa Milan.

p

Hadalsame Media