DEG DEG: Bonucci oo kasoo degey Torino (Daawo)

0

(Torino) 02 Agoosto 2018 – Daafaca Leo Bonucci oo isla xalay kasoo duulay magaalada Minneapolis, ayaa goor dhowayd soo caga dhigtay gegada Caselle ee magaalada Torino.

Laacibkan oo ay AC Milan ku bedelatey Caldara ayaa caafimaadka ku maraya J-Medical, kahor inta aanu saxiixin qandaraas cusub oo ka lacag yar midkii uu Milan kula joogey.

Laacibka ayaa isagoo dhoolla cadaynaya waxaa garoonka kasoo qaadday gaari madoow oo Jeep ah oo u qaaday J-Medical.

Halkan ka DAAWO…

Hadalsame Media