DAAWO: Dayuurad siddey 101 rakaab ah oo ku burburtay Mexico & arrin lama filaan ah oo dhacday

0

(Durango) 01 Agoosto 2018 – Waxaa soo dhacday dayuurad nooca xamuulka ah oo ay leedahay Aeromexico oo xambaarsanayd in ka badan 100 rakaab ah kana kacday garoonka Guadalupe Victoria International Airport oo u dhow Durango, Mexico.

Yeelkeede, hal qof xitaa kuma dhimanin shilkaasi, waloow ay dhaawacmeen 80 qof oo rakaabka ka mid ah, sida uu sheegayo sarkaal ka tirsan ilaalada rayidka ee gobolka Durango.

Sida uu sheegayo barasaabka gobolkaasi, waxaa dayuuraddaasi saarnaa 97 rakaab ah iyo 4 shaqaale ah.


Hadalsame Media