DHAGEYSO: ONLF oo sheegtay inay heshiis la gaareen madaxweyne Farmaajo

0

(Muqdisho) 31 Luulyo 2018 – Dowladda Federaalka soomaaliya iyo Jabhada ONLF oo ka hishiiyay Arimo la xiriira dhibistii Cabdikariin Qalbi dhagax oo ka tirsanaa jabhadaas,wasidaa xaqiijiyey madaxada ururka.

Kulan magaalada Asmara ee dalka Erataria ay ku qaateen madaxweynaha dalka iyo xubno ka tirsan ONLF ayaa la isla gartay in laga hishiiyo arimihii la xiriiray dhiibistii qalbi dhagax,iyadoo madaxda jabhadaas ay sheegeen in dowladda soomaaliya ay qiratay in ay ku qaldaneed dhibistiisa.

Cabdulqaadir Xasan Afhayeenka ONLF oo la hadlay warbaahinta  ayaa sheegay in la isla gartray in laga wada shaqeeyo xasiloonida dalka,iyo laga wada shaqeeyo danaha labada dhinac.

Hadalkan ka dhageyso

Hadalsame Media