GAWAARI JINNI: Baabuur ay shilal gelinayaan wax aan loo jeedin (Daawo)

0

(Hadalsame) 02 Luulyo 2018 – Jinku waa noole ay jiritaankiisa aaminsan yihiin Muslimiintu, isagoo tusaale ahaan 29 jeer lagu xusay Qur’aanka Kariimka.

Yeelkeede, waxaa la is waydiiyaa inay hal meel kula nool yihiin Insiga (acuudu billaahi minhu) iyo in ay leeyihiin meelo inta badan iyaga u gaar ah.

Muuqaalkan aad arki doonto waxaa ka muuqda gawaari isku dhacaysa, kuwaasoo la sheegay in ay shil geliyeen gawaari jinni wato oo iyaguna jidka marayay balse aan loo jeedin. Hoos ka DAAWO.

Hadalsame Media