DHEGEYSO: Diga-rogashada siyaasadeed Somalia ku gaar maaha (Warbixin xiise badan)

0

(Stockholm) 28 Juun 2018 – In ka badan kun qof oo haatan u sharraxan doorashada dayrtan ka dhacaysa dalkan sweden ayaa horay uga tirsanaa xisbiyo kale.