GAROOWE OO GUDUBTEY: Garoowe oo laga hirgeliyay jidad casri ah + Sawirro

0

(Garoowe) 10 Juun 2018 – Magaalada Garoowe oo ah caasimadda gobolka Nugaal ayaa samaynaysay koritaan aad u ballaaran oo dhinac kasta ah sanadihii ugu dambeeyay.

Garoowe oo sidoo kale ah halka uu saldhigto maamulka dowlad-goboleedka Puntland ayaa ka mid ah magaalooyinka aadka u dhismaya ee dalka Somalia, waxaana haatan lagusoo kordhiyay jidad qurux badan oo isku xiraya xaafado ka tirsan magaalada.

Waxaa sidoo kale jidad qurux badan lagu xirey madaxtooyada maamulka Puntland, kuwaasoo lagu shaqlay jiitimaha iyo dameer-farowga jidadka laamiyada ah ee heerka caalami.

La soco qaybo kale oo ka hadlaya horumarka dalka….

Hadalsame Media