REAL MADRID VS AS ROMA: Shaxda & safafka ay caawa kusoo geli karaan!

0

(Madrid) 19 Sebt 2018 – Waxaa caawa ciyaar la wada sugayaa ay dhexsan doontaa labada kooxood ee Real Madrid iyo AS Roma oo ku wada ciyaaraya caasimadda reer Spain.

Dhanka Real: Lopetegui ayaa xaqiijiyay inuu ku socon doono shaxda 4-3-3 kaasoo uu Modric kaydka ka fadhin doono. Weerarka waxaa boos heli akra Asensio iyadoo Isco loosoo celinayo khadka dhexe. Real cid ka ganaaxan ama ka maqani ma jirto.

Dhanka Roma: Roma ayaa dadka kaga yaabin karta inay bilowgiiba Zaniolo ka dhinac dheelsiiso De Rossi iyo NZonzi. Inta kale wax cusubi ma jiraan, marka lagasoo tago Fazio oo daafaca booskiisa ka xajisanaya kaddib markii la nasiyay kulankii horyaalka oo uu booskiisa ka dheelayay Juan Jesus.

KAYDKA LABADA KOOXOOD:

  • 1 NAVAS, 6 NACHO, 16 ODRIOZOLA, 24 CEBALLOS, 10 MODRIC, 17 LUCAS VAZQUEZ, 7 MARIANO DIAZ
  • 83 MIRANTE, 15 MARCANO, 2 KARSDORP, 4 CRISTANTE, 34 KLUIVERT, 8 PEROTTI, 14 SCHICK

GANAAXAN

AAN LA HELI KARIN

  • Nura, Pastore

Hadalsame Media