”Qofku kaligii ayuu dukan karaa Salaadda Ciidda” – Sheekh Cabdirashiid oo faahfaahiyey qorshaha Ciidda ee berri (Dhegeyso)

0

(Gothenburg) 12 Maajo 2021 – Maanta waa maalinta 30-aad ee bisha Ramadaan iyadoo ay berri noqonayso Maalinta 1-aad ee Ciidul Fitriga oo aad ugu wayn guud ahaanba Muslimiinta caalamka ee soomay bishan Ramadaanka.

Sheekh Cabdirashiid Maxamed Aadan Daruur oo ka mid ah imaamyada ugu waawayn magaalada Göteborg ayaa Idaacadda Sweden laanteeda af Soomaaliga uga warramaya.

”Ciidda qof kaligii xitaa wuu dukan karaa.” ayuu yiri Sheekh Cabdirashiid.

Hadalsame Media