Zlatan Ibrahimovic oo goolkiisii 500-aad dhaliyey (Arag sida uu u kala dhaliyey)

0

(Milano) 07 Feb 2021 – Jookarka waaya aragga ah ee Zlatan Ibrahimovic ayaa dhaliyey goolkiisii 500-aad ee heer naadi kaasoo uu daba mariyey goolwalaha Crotone ee Cordaz.

Ibra ayaa waayihiisa ciyaareed kusoo bilaabay kooxda Malmö FC ee ka dhisan koonfur Galbeed Sweden oo uu kulan bilowgiisii u saftay 1999-kii, isagoo haatan oo uu 39 jir yahay u dheela Rossoneri.