Wasiir ka tirsan Somaliland oo uu kusoo boodey cudurka coronavirus (Xaalkiisa)

0

(Hargaysa) 02 Maajo 2020 – Wasiirka Maalgashiga Somaliland, Md Maxamed Axmed (Cawad) ayaa xalay laga helay caabuq sidaha coronavirus.

Arrintan ayuu Cawad laftiisu ku xaqiijiyey bartiisa Twitter-ka fiidnimadii xalaytoole.

“Waxaa la iga helay cudurka Coronavirus kaddib markii aan muujiyey astaamo yasiran, xaalkaygu waa fiican yahay waana raysan doonaa insha Allahafter,” ayuu kusoo qoray twitter-ka.

Wasaaradda Caafimaadka Somaliland oo baartay 1401 kiis, ayaa sheegtay inay geeridu guud ahaan mareeyso 22 halka ay raystee 48 qofi.

Hadalsame Media