DEG DEG: Zlatan Ibrahimovic oo ka soo degey magaalada Milano & halka uu aadayo (Daawo)

0

(Milano) 02 Jan 2020 – Zlatan Ibrahimovic ayaa iminka kasoo degey Gegada  Linate isagoo ku jooga dayuurad gaar ah oo uu kasoo qaatay Stockholm.

Waxaa garoonka uga hor tegey halyeeygii hore ee AC Milan ee Zvonimir Boban oo haatan ka mid ah maamulka Milan.

Waxaa sidoo kale gaariga laacibka kusoo qamaamay taageerayaasha reer Milan oo hafiyey, taasoo adkaysay inuu socdo gaarigu.

Laacibka reer Sweden ayaa toos u aadaya La Madonnina si uu u maro tijaabada caafimaadka, waxaana kaddib lagu wadaa inuu aado xerada Milanello.

 

Visa det här inlägget på Instagram

 

?⚫ IL DELIRIO PER IBRA ⚫? . . Tifosi in delirio per @iamzlatanibrahimovic a Linate. . . Video di @antoniovitiello86

Ett inlägg delat av MilanNews.it (@milannewsitofficial)

 

Visa det här inlägget på Instagram

 

?⚫ ANCORA ZLATAN MANIA ⚫? . . Tutti pazzi per @iamzlatanibrahimovic . . Video di @pie.mazzara

Ett inlägg delat av MilanNews.it (@milannewsitofficial)

Hadalsame Media