Maraykanka oo 50 milyan oo doollar siinaya Somalia

0

(Washington, DC) 11 Okt 2019 – Dowladda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday in Barnaamijka Waxbarashada ee BAR ama BARO ay ku taageereyso lacag gaareysa $50 Milyan.

Dowladda Norway ayaa iyadana shaacisay in ololaha ay waddo Dowladda Soomaaliya ee dayn cafinta la xiriira ay kaga qeyb qaadanayso lacag ka badan $350 Milyan.

Dowladda iyo shacabka Soomaaliyeedba waxay abaal uga hayaan dalalka saabiixada ah taageerada joogtada ah ee ay ku bixiyaan dhismaha iyo xoojinta hay’adaha dowladda.

Isha: Warfaafinta Madaxtooyada

Hadalsame Media