Ciidamada Booliska Somaliland oo Xiray Abwaan caan ah

0

(Hargeysa) 05 Jan 2019 – Abwaan Siciid Maxamuud Gahayr ka mid ah abwaaniinta caanka ah ee ku nool Magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaaliland ayaa la dhigay xabsi ku yaala Hargeysa.

Ciidamada Booliska Somaaliland ayaa la sheegay inay gurigiisa kala baxeen xalay,waxaana illaa hadda kala cadeyn sababta loo xiray abwaanka.

Warar madaxbanaan ayaa sheegaya in Abwaan Siciid Maxamuud Gahayr loo xiray qoraalo uu ka ka sameeyay xaalada Somaaliland.

     Hadalsame Media