Bayaan ka soo baxay Xildhibaanada Baarlamaanka ee ka soo horjeeda Mooshinka (Akhriso)

0

Xildhibaan ka tirsan golaha shacabka kuwaas oo isku magacaabay “Aqlabiyadda golaha shacabka Baarlamaanka” ayaa sheegay inay ku qanacsan yihiin hoggaanka Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo waxqabadka xukuumadiisa uu hoggaamiyo Raysal wasaare XasanCali Kheyre.

 Xildhibaanada oo tiradooda lagu sheegay 135 xildhibaan, ayaa ugu baaqay guddoomiyaha baarlamanka in uu kafiirsado ku adkeysiga Mooshinka oo ay ugu yeereen “mooshinka buray ee sharcidarada ah si hay’adaha dastuuriga ah looga badbaadiyo qalaalase siyaasadeed.

Hoos ka Akhriso Bayaanka xubnaha golaha Shacabka.

BAYAANKA AQLABIYADDA GOLAHA SHACABKA


Hadalsame Media

https://h7n6z6b4.stackpathcdn.com/wp-content/uploads/2018/12/1544873086282_BAYAANKA-AQLABIYADDA-GOLAHA-SHACABKA-final-1.jpg
https://h7n6z6b4.stackpathcdn.com/wp-content/uploads/2018/12/1544873086282_BAYAANKA-AQLABIYADDA-GOLAHA-SHACABKA-final-2.jpg