DAAWO: Fal-celinta shacabka Garoowe ee mooshinka laga keenay Madaxwaynaha dalka

0

(Garoowe) 10 Dis 2018 – Qaar ka mid ah xildhibaannada Baarlamanka Soomaaliya ee dhexe ayaa shalay sheegay inay mooshin ka gudbiyeen Madaxwaynaha dalka Md Farmaajo.

Haddaba, shacabka Soomaaliyeed ayaa siyaabo kala duwan uga jawaab celiyay mooshinkaasi oo ay inta badan dadka waxgaradka ihi u arkeen tillaabo gadaal loo qaadayo xilli kab-kab lagu wado dowladnimada Soomaaliya oo dib u dhis ku socdo.

Haddaba, hoos ka eeg aragtida shacabka ku nool magaalada Garoowe.

Hadalsame Media