”Guddoonka Baarlamanku wuu ku degdegey qabashada mooshinka!” – Muudeey oo hadlaya – LIVE

0

(Muqdisho) 09 Dis 2018 – Waxaa shir jaraa’id iminka qabanaya Guddoomiye xigeennada 1-aad iyo 2-aad ee Muudeey iyo Cawad, kuwaasoo ka jawaabaya mooshin la sheegay inuu qabtay Guddoonka Baarlamanka Somalia.

Hadalsame Media