SPURS VS INTER MILAN: Shaxda & safafka ay caawa kusoo geli karaan!

0

(London) 28 Nof 2018 – Waxaa caawa ballansan labada kooxood ee Spurs vs Inter Milan oo ku ballansan gegada Wembley Stadium ee magaalada London ee carro Ingiriis oo ay kooxaha Serie A 5 jeer 4 ka mid ah kusoo badiyeen.

Dhanka Spurs: Tottenham oo haddii ay Inter ka badiso kaalinta 2-aad ee Wareegga B Inter la geleeysa ayaa kusoo shaqa tegeeysa shaxdeeda 4-2-3-1 oo ah mid af sakiin ah, gaar ahaan haddii ay fursad weerar ama weerar celis ah kugu hesho, taasoo uu macallinka Chelsea oo ay todobaad dhamaadkii dileen uu uga digey kooxda Inter.

Dhanka Inter: Inter oo doonaysa inay sii amba qaaddo natiijadii Sabtigii ayaa ku tala jirta inay wadato shaxdeeda oo la mid ah midda Spurs, waxayna Inter rajo soo bixitaan ku leedahay xitaa barbarro oo qura.

Hadalsame Media