TOOS u daawo: Madaxwayne Erdogan oo haatan ka sheekaynaya qaabka uu u dhacay dilka Jamaal Khashuuqji – LIVE

0

(Ankara) 23 Okt 2018 – Madaxwaynaha Turkiga ee Recep Tayyip Erdogan ayaa haatan u khudbeeynaya baarlamanka dalkaasi ee Ankara fadhiya, isagoo sidii uu shalay ballan qaaday ka hadlaya qaabka loo qorsheeyay dilka Jamaal Khasuuqji.

Madaxwaynaha Turkish-ka ayaa warbaahinta Turkiga iyo tan caalamiga ah ku amaanay qaabka ay cadaadis u saareen maamulka Riyaad, taasoo uu sheegay inay tahay midda keentay inay Sucuudigu baaritaanka ogolaadaan markii dambe si uun dilka u qirtaan.

 

Hadalsame Media