DAAWO: MW Farmaajo oo soo bandhigay farsamo kubadeed!!

0

(Marka) 15 Okt 2018 – Madaxwaynaha Somalia ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa haatan ku sugan magaalada Marka oo uu kula kulmay shacabka magaaladaasi iyo ciidamada xoogga dalka ee halkaa jooga.

Madaxwaynaha oo shacabka dhex galay isla markaana heshiisiiyay dad muddo dirirsanaa ayaa dhanka kale soo bandhigay farsamadiisa kubadeed, isagoo ciyaar dhex ku jire ah la dheelay saraakiisha ciidamada iyo dad kale oo madax ah.

Halkan hoose ka daawo.

Hadalsame Media