Gobolka Hiiraan oo guddoomiye cusub loo magacaabay

0
OLYMPUS DIGITAL CAMERA

(Jowhar) 22 Sebt 2018 – Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan u magacaabay Yuusuf Dabageed, isagoo xilka ka qaaday C/llaahi Axmed Iimaan oo xilkan hayay muddo shan bilood.

Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa muddo sanad gudahood, inta uu haayo xilka waxaa uu Gobolka Hiiraan u magacaabay saddex Guddoomiye.

Waxaa weli saldhigan la’ maamulka Gobolka Hiiraan oo muddo labo sano ay isku bedeleen shan guddoomiye iyo Kuxigeeno dhowr ah.

Hadalsame Media