DAAWO: Qadar oo Somalia u samaynaysa arrin ay aad ugu baahnayd

0

(Dooxa) 16 Sebt 2018 – Danjiraha cusub ee Somalia u fadhiya dalka Qadar Md Cabdirisaaq Faarax Cali ayaa laga guddoomey waraaqaha danjiranimo.

Safiirka ayaa sheegay inuu dalka Qadar u ballan qaaday in rukhsadda deganaanta la siin doono Soomaalida usoo xoogsi tagaysa dalkaasi, iyagoo rukhsadda ku qaadan doona baasaboorka Somalia.

Dalka Qadar ayaan horay rukhsaddaa ama iqaamada u saari jirin baasaboorka Soomaaliya, waxay se haatan ballan qaadday sida uu sheegay safiirku inay saari doonto dalku galka ay sitaan Soomaalida usoo shaqa tagaysa dalkaasi kuwooda xirfadda leh iyo kuwa aan lahayn intaba.

Hadalsame Media