Mustafe Cumar oo gaaray Jigjiga

0

(Muqdisho) 26 Agoosto 2018 – Madaxweyneha Dowlad Deegaanka Soomaalida Mustafe Cumar ayaa gaaray magalada Jig-jiga ee xarunta maamulka Soomaalida.

Waxaa soo dhoweeyay dadwayne badan oo ka mid ah shacabka Jigjiga iyo mas’uuliyiin katirsan maamulka.

Mustafe Cumar ayaa ka soo kicitimay magaaladda Addis Ababa ee dalka Itoobiya halkaas oo lagu doortay dhawaan.

Jabhadda mucaaradka ah ee ONLF ayaa dhoweysay doorashada hogaamiyahan cusub.

Hadalsame Media