TOOS u daawo: Soo bandhigidda Same Catillejo, Diego Laxalt & Tiemoue Bakayoko – LIVE

0

(Milano) 17 Agoosto 2018 – Kooxda Rossoneri ayaa goor dhow warbaahinta usoo bandhigay laacibiinteda cusub ee Same Catillejo, Diego Laxalt iyo Tiemoue Bakayoko.

Xiddigahan ayaa lagusoo bandhigayaa rugta Milan ee Casa Milan, Via Aldo Rossi 8 Jimcaha, Agoosto 17, 3:00 galabnimo, waxaana shirkaa jaraa’id laga daawan karaa Milan TV waxaana iyadoo Talyaani ah lagala soconayaa Facebook, halka Youtuba laga baahin doono iyadoo af-Ingiriisi ah.

Halkan hoose ka DAAWO…

Hadalsame Media