DHEGEYSO: Saddex garsoore oo ku dhawaaqay in ay joojiyeen dhex dhexaadinta kubadda cagta dal iyo dibed

0

(Muqdisho) 06 Agoosto 2018 –  Saddex kamid ah garsoorayaasha ugu caansan dalkeena ayaa ku dhawaaqay  in ay joojiyeen shaqadii garsoornimo ay ka haayeen dalka iyo dibada.

Sababta ka dambaysa in go’aankaan ay qaataan ayee garsoorayaasha ku sheegeen cadaalad darro lagu la dhaqmay.

Garsoorayaasha go’aankaan qaatay ayaa kala ah Mahad Gentelman, Saleebaan Shiikh Bashiir iyo Maxamed Soomaali.

Wariye ka tirsan Gool FM ayaa waraystay  saddexdaan garsoore

Hadalsame Media