BARCELONA VS AC MILAN: Shaxda & safafka ay caawa kusoo geli karaan!

0

(San Fransisco) 04 Agoosto 2018 – Caawa marka ay dhanka Yurub tahay 2.05, waxay kooxda Gennaro Gattuso ka hortegeysaa dhiggeeda Barcellona oo ay la leedahay kulankeeda ugu dambeeya International Champions Cup, kaddib Manchester United iyo Tottenham.

Kooxda Milan ayaa wajahaysa kooxda Ernesto Valverde iyadoo labada dhanba laacibiin badani ka maqan yihiin, waxayna labada kooxiba wada dheelayaan 4-3-3, sida uu daabacay La Gazzetta dello Sport.

Hoos ka eeg shaxda labada dhinac

Hadalsame Media