Ra’iisul wasaare Kheyre oo gaaray magaalada Garoowe

0

(Muqdisho) Luulyo 2018 – Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre ayaa gaaray magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal.

Waxaa Garoowe guud ahaan laga dareemayaymagaalada soo dhoweynta ra’iisul wasaaraha, iyadoo ammaanka guud ee magaaladaasi aad loo adkeeyey.

dadka ayuu la hadli doonaa  Kheyre sidoo kale waxa uu booqan doonaa  inta uu ku sugan yahay Puntland, magaalooyin ka tirsan halkaas.

Dhanka kale, wararka ayaa waxay sheegayaan in Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre uu ka qeybgali doono munaasabad loogu dabaaldegayo sanadguuradii 20-aad ee kasoo wareegtay markii la’ aas aasay maamulka Puntland.

Warkaan wixii kusoo kordha kala soco wararkeena kale.

Hadalsame Media