Qarax ka dhacay inta u dhaxeysa Ex control Afgooye iyo Muqdisho

0

(Muqdisho) 29 Luulyo 2018 – Waxaa goor dhaw Qarax dhawaaqiisa laga maqlay inta badan Magaalada uu goor dhow ka dhacay Xaafadda Galmudug ee Ex Control Afgooye, gaar ahaan Sarta maslaxa Hoosteeda.

Qaraxa ayaa ahaa mid ku Qarxay Gaari Kaarib ah lala eegtay, Waxaana Saarnaa 3 Nin Oo Wata Labiska Ciidanka millatariga Ee Xoogga Dalka Soomaaliya.

Goobjoogayaal Qaraxa markii uu dhacayey wadada Mararayey ayaa sheegay in Ruux ee Dareeska Ciidanka Dowladda watay Mid kamida uu Geeroyooday Labadii kalena ay dhaawacmeen.Gaarigii Qaraxa lala eegtay ayaa dhammaatii BurBuray.

Lasoco wixii soo kordha…..

Hadalsame Media