XIDDIG XAKAAR MARAY: Markii uu 6-jir ahaa awoowgiina waa la khaarajiyay isna waa la qixiyay + Sawirro (Qaybtii 4-aad)

0

(Modrici) 19 Luulyo 2018 – Marka la eego noloshiisa gaarka ah, wuxuu Vanja Bosnic, taasoo sidoo kale wakiil u ahayd tan iyo 2010, waxayna labadoodu bilowgii isku barteen wakaaladda isboortiga ee Mamic oo ku taalla Zagreb, oo ay u shaqaynaysay.

Waxaa arooska Modric iyo Vanja malxiis ka ahaa saaxiibkii ay isu dheelayeen Tottenham iyo Croatia ee Vedran Corluka, waxayna ku curteen wiil loo bixiyay Ivano.

Waxayna kaddib dhaleen 2 gabdhood, oo kala ah Ema oo 5 jir ah iyo Sofia oo sanadkii hore dhalatay.

Bosnic oo xaaskiisa ah saamayn wayn ayay ku leedahay nolosha duqeeda, waxaana la sheegaa inay iyadu ka dambaysay qorhshihii uu ku tegey kooxda Real Madrid oo ku qaadatay £30m.

Dhamaad

Hadalsame Media