WAR CUSUB: Antonio Conte oo MAXKAMAD la fuulaya Chelsea

0

Taas ayaa macallinkan xaq u siinaysa inuu heli €11m oo magdhow ah sanadka ugu dambeeya qandaraaskiisa, balse Chelsea ayaa muran ka gelin rabta iyadoo ku doodaysa inuu kooxda ka fariisiyay Diego Costa, isla markaana uu dhaawac u gaystey naadiga kaddib markii uu si furan u dhaliilay maamulka.

The Times ayaa haatan werinaya in Conte uu dacwo kusoo oogayo Blues iyadoo ay qarreennadiisu ku doodayaan in loo qoonsaday fursad uu koox kale ku qaban lahaa.

Hadalsame Media