Shaxda rasmiga ah kulanka Final-ka Champions League ee Real Madrid iyo Liverpool oo la shaaciyey

0

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan  caawa kooxaha Real Madrid iyo Liverpool kulankooxda Final-ka UEFA Champions Leagueee  2017-18.

Liverpool waa kooxdii ugu horreysay ee Ingiriis ah oo gaarta Final-ka Champions League tan iyo Chelsea oo wajahday Bayern Munich sanadkii 2012-kii, halka Real Madrid ay eegeyso caawa inay markeedii saddexaad oo xiriir ah ku guuleysato Koobkan.

SHAXDA LABADA KOOXOOD OO DHAMMAYSATIRAN:

Safka hore ee Real Madrid: Navas, Carvajal, Ramos, Varane, Marcelo, Casemiro, Modric, Kroos, Isco, Ronaldo, Benzema.

Keydka Real Madrid: Casilla, Nacho, Bale, Theo, Vasquez, Asensio, Kovacic.

Safka hore ee Liverpool:  Karius, Alexander-Arnold, Lovren, Van Dijk, Robertson, Henderson, Milner, Wijnaldum, Salah, Mane, Firmino.

Keydka Liverpool: Mignolet, Clyne, Klavan, Moreno, Lallana, Can, Solanke.