DAAWO: Qofina xitaa kuma FIKIRI karteen in rigoore qaabkan loo dhalin karo!!

0

(Kazan) 09 Okt 2018 – Laacibka Norik Avdalyan ayaa si xarfi ah weji cusub ugu yeelay qaababka loo dhaliyo rigoorada horyaalka Ardayda Ruushka, isagoo dhigta Jaamacadda Umadda ee Farsamada iyo Cilmi Baarista ee Kazan.

Laacib yarahan  ayaa goolka qaab kaalfooto ah u dhaliyay daqiiqaddii 55-aad, markaasoo au kooxdiisu 1-0 ku hoggaaminaysay kooxda Cheboksary, iyadoo ay wax lala yaabo daaye ay adag tahay in xitaa lagu fikiro in qaabkan gool weliba muhim ah loo dhaliyo.

Ku darsoo haddii uu cuni lahaa wuxuu mudan lahaa canaan iyo yaxyax wada socda, marka waa go’aan geesinnimo badan u baahan.

Hadalsame Media