(Hadalsame) 02 Abriil 2023 – Korontadu waxay ka mid tahay kaabayaasha ugu muhiimsan dunida ee dhaqaajiya dhaqaalaha dal kasta, la’aanteedna wax badani ma shaqayn karaan.
Afrika oo ka mid ah dalalka soo koraya qaarad ahaanna ugu horumar liidata dhammaanba qaaradaha oo dhan ayay korontadu ka mid tahay adeegyada aan weli laga haqab beelin, iyadoo u dhaxaysa inay ama qaali tahay ama aanba la heli karin.
Haddaba, waa kuwee 10-ka dal ee ugu korontada wanaagsan qaaradda Afrika?
1 – Egypt :100% la heli karaa
2 – Morocco : 100%
3 – Tunisia: 100%
4 – Algeria: 100%
5 – Gabon: 91.6%
6 – Ghana: 85.9%
7 – South Africa: 84.4%
8 – Botswana: 72%
9 – Kenya: 71.4%
10 – Senegal: 70.4%
Hadalsame Media