Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":99839,"date":"2023-11-16T17:51:48","date_gmt":"2023-11-16T17:51:48","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=99839"},"modified":"2023-11-16T17:51:48","modified_gmt":"2023-11-16T17:51:48","slug":"hababka-ugu-wanaagsan-ee-xal-waara-loogu-heli-karo-khilaafka-qoyska-4-arrimood-oo-asaasi-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2023\/11\/16\/hababka-ugu-wanaagsan-ee-xal-waara-loogu-heli-karo-khilaafka-qoyska-4-arrimood-oo-asaasi-ah\/","title":{"rendered":"Hababka ugu wanaagsan ee XAL waara loogu heli karo khilaafka qoyska (4 arrimood oo asaasi ah)"},"content":{"rendered":"
(Hadalsame) 16 Nof 2023<\/strong><\/span> \u2013 Waa hubaal in lammaane kasta oo qoys ahi ay marayaan waqtiyada qaar uu khilaaf soo dhexgalo, waxa uu noqdaa khilaaf fudud oo isagu is xalliya iyo mid u baahda in ay si rasmi ah uga wada hadlaan xalna u raadiyaan, waxa kale oo uu noqon karaa khilaaf faraha ka baxa oo u baahda in cid kale soo farageliso ama keenaba in qoysku burburo.<\/p>\n Xeeldheereyaasha iyo waayoaragga cilmiga bulshadu aad ayaa ay uga hadlaan khilaafaadka qoyska iyo siyaabaha ay la tahay in loo xallin karo, waxaa ka mid ah hababka aynu ku soo qaadanayno qormadan oo aynu ka soo qaadannay maqaal ay Ada Nuno ku faafisay majaladda afka Spanish ka ku hadasha ee El Confidencial.<\/p>\n Khilaafka qoyska haddii aanay lammaanuhu si buuxda xal ugu helin, waxa uu abuuraa diiqad nafsadeed, soo noqnoqshadiisuna waxa ay burburin kartaa caafimaadka labada qof, waxa aanu marar badan sababaa in labadooda ama midkood ay ku dhacaan xanuunnada aan dawada lahayn, iyada oo ay daraasado badan oo caafimaad caddaynayaan in uu xidhiidh adagi ka dhexeeyo khilaafka qoyska iyo xanuuno ay ka mid yihiin wadne xanuunka, iyo xanuunka Leaky gut syndrome oo ah xanuun ku dhaca midhicirada.<\/p>\n Arrinta xiisaha leh ee dad badani qaladka ka fahmaan ayaa ah in lammaanahana oo aanu khilaaf dhex marin ay ka dhigantahay in ay xidhiidh fiican iyo si faham sare leeyihiin. Dr. Mark Burg oo ku xeeldheer caafimaadka nafsiga ah ayaa sheegay, \u201cQoyska oo aanu wax khilaaf ahi soo dhexgelin in aanu macnaheedu ahayn in ay caafimaadkooda u fiican tahay, balse macnaheedu waa in labada qof midkood aanu naftiisa ku qabin kalsooni ku filan in uu knilaafkaas rayigiisa ka sheegto ama ka gartamo, sidaas awgeed aanu dhaqan u fiican caafimaadka\u201d<\/p>\n Inta badan marka ay lammaanuhu doonaan in ay ka wadahadlaan xal u helidda khilaafkooda waxaa soo baxda arrin kale oo ah in mid kastaa uu dib u raaco dhacdooyin muddo hore soo kala maray oo ka cadhaysiisay, taas oo ay xeeldheereyaashu sheegeen in ay xalka sii fogeynayso.<\/p>\nXallinta khilaafka qoyska<\/strong><\/h3>\n