Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794

{"id":99836,"date":"2023-11-16T07:02:22","date_gmt":"2023-11-16T07:02:22","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=99836"},"modified":"2023-11-16T07:02:22","modified_gmt":"2023-11-16T07:02:22","slug":"maxkamadda-sare-ee-uk-oo-soo-saartay-goaan-ka-farxiyey-dadka-tahriibka-ku-yimid-wiil-soomaali-ah-oo-ka-hadlay-kiiska-rwanda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2023\/11\/16\/maxkamadda-sare-ee-uk-oo-soo-saartay-goaan-ka-farxiyey-dadka-tahriibka-ku-yimid-wiil-soomaali-ah-oo-ka-hadlay-kiiska-rwanda\/","title":{"rendered":"Maxkamadda Sare ee UK oo soo saartay go’aan ka farxiyey dadka tahriibka ku yimid (Wiil Soomaali ah oo ka hadlay kiiska Rwanda)"},"content":{"rendered":"
\n
(London) 16 Nof 2023<\/strong><\/span>\u00a0\u2013\u00a0Maxkamadda Sare ee UK ayaa soo saartay go’aan ka farxiyey magangalyo doon tiro badan oo dalkaas ku nool kana galay kanaalka xiririya UK iyo Faransiiska, kaas oo sharci darro ku sheegtay sharci ay dowladda UK ku doonasaysay qaxootiga inay ku geeyaan dalka Rwanda.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Ra\u2019iisul wasaaraha UK Rishi Sunak oo la hadlay baarlamaanka dalkiisa ayaa sheegay inay samayn doonaan heshiis cusub oo lala galo Rwanda.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Waxaa jira muhaajiriin badan oo ay Soomaali ku jiraan, kuwaasoo soo mara kanaalkaas.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Xasan Cali Nadaara ayaa ka mid dadka Soomaalida ee sida weyn u soo dhaweeyey go’aanka Maxkamadda Sare ee UK maaddaama uu ka mid ahaa magan galyo doonka ee UK ka galay kanaalka isku xira Faransiiska iyo Ingiriiska.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Nadaara wuxuu BBC-da u sheegay in uu khataro badan kala kulmay safarkiisii Yurub, isagoo maray badda u dhaxaysa Turkiga iyo Giriigga, halkaas oo ku waayey saaxiibbo badan oo ay isla socdeen oo ku qarqoomay badda mediterranean-ka.<\/p>\n<\/div>\n
\n
\u2018\u2019Wuxuu ahaa safar aan u bareeray oo khatar lahaa, waxaan xasuustaa in doomo ay la socdeen saaxiibbaday ay ku dhinteen ilaa haddana markaan xasuusto waa mid murrugo igu noqota,\u201d ayuu yiri Nadaara.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Wuxuu kaloo sii galay safar tahriib ah oo ku maray ilaa shan dal oo Yurub ah kuwaas oo uu ku sheegay in mid kasta oo ka mida uu lahaa halis loo geeriyoon karay balse aakhirkii wuxuu gaaray dalka Faransiiska.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Safarkiisa Tahriibka ee UK<\/h2>\n<\/div>\n
\n
Xasan wuxuu tilmaamay inuusan ku qancin inuu sii joogo Faransiiska, wuxuuna go’aansaday inuu sii maro kanaalka Ingiriiska, kaas sida uu sheegay in aanu waxba dhaamin marka la eego halistiisa kuwii uu soo maray.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Isagoo ka hadlay marxaladdii bilowga safarkiisa ku wajahnaa UK wuxuu xusay in doon yar oo ka samaysa bac uu ka raacay magaalo xeebeedka Calais ee dalka Faransiiska isago 55 qof oo kale.<\/p>\n<\/div>\n
\n
“Waxaan Soomaali ka ahayn lix ruux halka 49 kale ay ajaaniib ahaayeen, waxaana howsheenna waday niman mukhalasiin ah oo u badan ajaaniib ka shaqaysta howshan, lacagta lagu raacayey doonta way kala duwanaayeen iyadoo ku xirnayd hadba heshiiskaaga waxayna u dhaxaysay 1,300 ilaa 1,500 oo yuuro ah,\u201d ayuu yiri Nadaara.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Wuxuu xusay in safarkoodii uu la kulmay khatar hor leh ka dib markii doontii yarayd ay la socdeen ka hallowday jihadii ayna ku qaadatay in ka badan lix saacadood safarkooda markaasna ay la xiriireen ciidamada ilaalada xeebaha ee UK, intaas ka dibna ay gaaraan magaalada Dover oo ku taal kanaalka Ingiriiska.<\/p>\n<\/div>\n
\n
“Waxaa nala geeyey kaam dadka lagu qaabilayey si an magangalyo u waydiisanno dowladda UK halkaas oo qofkasta looga qaaday waraysi ka dibna waxaa dadka loo kala qaadayey gobollo kala duwan,\u201d ayuu intaas sii raaciyey.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Welwelkii ka haystay sharciga celinta qaxootiga ee UK<\/h2>\n<\/div>\n