Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794

{"id":99735,"date":"2023-11-13T08:13:18","date_gmt":"2023-11-13T08:13:18","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=99735"},"modified":"2023-11-13T08:13:18","modified_gmt":"2023-11-13T08:13:18","slug":"ayaan-kaaba-oo-sharraxday-sababta-ay-kelmadda-walaal-ugu-adeegsan-jirtey-wiilka-guursadey-dhibka-ay-jacaylkeeda-u-martay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2023\/11\/13\/ayaan-kaaba-oo-sharraxday-sababta-ay-kelmadda-walaal-ugu-adeegsan-jirtey-wiilka-guursadey-dhibka-ay-jacaylkeeda-u-martay\/","title":{"rendered":"Ayaan Kaaba oo sharraxday sababta ay kelmadda ”walaal” ugu adeegsan jirtey wiilka guursadey & Dhibka ay jacaylkeeda u martay"},"content":{"rendered":"
\n
(Hadalsame) 13 Nof 2023<\/strong><\/span> \u2013 Mar kale waxaa internetka Soomaalida qabsaday hadal haynta Ayaan Axmed Caydiid oo loo garan ogyahay \u2018Ayaan Kaaba\u2019. Waa mid ka mid ah hablaha ugu caansan suugaanta Soomaalida ee xilligan, iyada oo marar hore oo badan tirisay maansooyin qabsaday baraha bulshada Soomaalida.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Waxay ka mid tahay boqolaal Soomaali ah oo ka booday derbiga dadka tahriibeyaasha ah ka galaan Mareykanka ee dhanka Mexico. Dadkaas oo safar dheer u galay inay gaaraan Mareykanka waxay isugu jiraan abwaano, fanaaniin iyo xitaa weriyeyaal, iyo dad kale oo ka yimid Afrika iyo Yurub, kuwaas oo ka rajo qaba inay nolol cusub ka bilaabaan dalka loogu yeedho \u2018 dhulkii fursadaha\u2019.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Oraahda iyo maansooyinka gabadhan reer Hargeysa ahayd ayaa marar hore u qabsaday Internetka iyo baraha bulshada Soomaalida ka dib maansadii Wardo Xaashi.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Internetku wax ma hilmaamo, oo markan waxaa lagu haystaa ninka ay gaclootay oo ay la aqal gashay sabtidii, kaas oo muddo aan fogeyn ka hor ay ku tilmaamay \u2018walaal\u2019 kadib qoraal wehliyay sawir ay ku wada jireen iyada iyo seygeeda cusub oo Facebook la soo dhigay.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Hadal-haynta sawirkan, iyo wixii ay ka tiri Ayaan Kaaba<\/h2>\n<\/div>\n