Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794

{"id":99698,"date":"2023-11-12T08:40:11","date_gmt":"2023-11-12T08:40:11","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=99698"},"modified":"2023-11-12T08:40:11","modified_gmt":"2023-11-12T08:40:11","slug":"ka-faaiidayso-5-tillaabo-oo-aad-xal-ugu-heli-karto-qabatinka-isticmaalka-baraha-bulshada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2023\/11\/12\/ka-faaiidayso-5-tillaabo-oo-aad-xal-ugu-heli-karto-qabatinka-isticmaalka-baraha-bulshada\/","title":{"rendered":"KA FAA’IIDAYSO: 5 tillaabo oo aad xal ugu heli karto QABATINKA isticmaalka baraha bulshada"},"content":{"rendered":"
\n
(Hadalsame) 12 Nof 2023<\/strong><\/span> \u2013 Waxaa laga yaabaa in xogta lagu soo daabaco baraha bulshada ay tahay mid so jiidasho leh, oo ay kugu qasabto inaad qabatinto daawashadeeda \u2013 adiga oo kolba hoos ama kor u rogaya darbiga wax lagu soo dabaco, una arkaya in xogta aad daawaneyso ay wax wayn ku soo kordhineyso noloshaada. Balse, waxay inta badan noqotaa taa cagsigeeda. Hadaba waxaa suuragal ah inaad guul ka gaari karto arrintaas.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Inaga oo indhaheenu aanay wada furanayn ayaan marka ugu horeysa ee aan subaxii ka kacno hurdada, waxaan gacanta ku qabsanaa taleefankeena, inaga oo bilowgana inaa dhex wareegno baraha bulshada \u2013 si aan u ogaano waxyaabihii ugu dambeeyay ee dhacay haebeenkii aan jiifnay.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Hadii aad arrintaan ka walwalwasho oo qabatinkaas uu sii jiro maalinkii oo dhan, waxaa laga yaabaa inaad u baahato inaad ka adkaato dabeecadaas maalinlaha ah. Waxaa laga yaabaa inay qaataan qayb badan oo kamid ah tamartaada.<\/p>\n<\/div>\n