Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":99276,"date":"2023-10-31T06:40:58","date_gmt":"2023-10-31T06:40:58","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=99276"},"modified":"2023-10-31T06:40:58","modified_gmt":"2023-10-31T06:40:58","slug":"aroos-ay-soomaalidu-inkireen-oo-dood-kulul-ka-abuuray-baraha-bulshada-dadka-loo-saariyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2023\/10\/31\/aroos-ay-soomaalidu-inkireen-oo-dood-kulul-ka-abuuray-baraha-bulshada-dadka-loo-saariyey\/","title":{"rendered":"Aroos ay Soomaalidu inkireen oo dood kulul ka abuuray baraha bulshada (Dadka loo saariyey?)"},"content":{"rendered":"
\n

(Hadalsame) 31 Okt 2023<\/strong><\/span> \u2013 Caruuskii iyo caruusaddii ayey ku rideen rash ama baaruud, way ka nixiyeen halka kuwa kale ay duubayeen oo ay soo dhigeen baraha bulshada. Kuwii internetka joogayna way inkireen waxayna u saariyeen dal kale ka dib markii ay ku qanci waayeen sida uu aroosku u dhacayey, Soomaalidu waa mixnad.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Sheekadani waxay ku saabsan tahay aroos Soomaaliyeed oo maalmahan ku faafay baraha bulshada, kaas oo ay si madadaala ah uga falceliyeen Soomaalidu.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Waxaa baraha bulshada siiba Tiktok la soo dhigay muuqaal muujinayey qoys cusub oo noloshu u bilaaban rabto, kuwaas oo dhigtay aroos. Waxaa laga arkayaa muuqaalka caruuska oo kasoo baxaya guri kadibna ka naxaya rash ama baaruud ay rideen dadkii arooska u dabaal dagayey.<\/p>\n<\/div>\n

\n

\u201cKu rid ku rid\u201d ayey leeyihiin sidii iyagoo rasaas la beegsanaya caruuska, intaas ka dib caruusku wuxuu xoogaa guulguulyaa caruusadda, waxayna dadku u fasirteen inuu leeyahay \u201c soo dhaqaaq\u201d, hase yeeshee Soomaalidii ayaa baraha bulshada ku inkirtay in aroosku Soomaali yahay, wallow ay u wajahayeen qaab kaftan iyo madadaalo ah, taas badalkeeda waxay u saariyeen Suudaan.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Siday u inkireen arooska?<\/h2>\n<\/div>\n
\n

Ka hor inta uusan muuqaalku soo shaac bixin dabcan wuxuu iska ahaa mid ka mid ah muuqaalada lasoo duubo ee baraha bulshada ku jira, balse waxaa muuqaalkii ka falceliyey nin carab ah, kaas oo ku maadsaday.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Muuqaalkii falcelinta ahaa ee ninka carabka ayey Soomaali badan u gashay qaybta faallada iyaga oo soo qoraya faallooyin ay ku muujinayaan in arooskani yahay mid Suudaan ee uusan Soomaali ahayn (si kaftan ah).<\/p>\n<\/div>\n

\n

Mid ka mid ah wuxuu leeyahay, \u201cdadka sudan caadi ma aha, waa xaraabo, war inkira\u201d qosol wuu soo raaciyey.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Mid kale wuxuu leeyahay, \u201cdadka Sudan caadi ma aha.. kabax yaa og hee, anagalee (innaga uun)\u201d oo uu ula jeedo yaa og in aroosku Soomaali yahay, sow innaga uun ma aha.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Waxaa muuqaalka loo sameeyay hal ku dheg la yiraah \u201cSudan People is not easy\u201d oo micno ahaan ka dhigan dadka Sudan caadi ma aha ama ciyaar ciyaar ma aha.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Hal ku dhaggan qudhiisa ayaa ah mid ay dhalinyarta Soomaalida ee isticmaasha baraha bulshgadu ay adeegsadaan, waxaana loo adeegsan karaa meel kasta. Qaar ka mid ah dhalin yarta ayaa magacyada ku qortay afka Carabiga ama Axmaariga kadibna waxay sheeganayaan in aroosku uu yahay mid Suudaan.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Waxaa laga yaabaa inaad is waydiiso maxay Suudaan ugu nabayaan Soomaalidu, balse waxaad ogaataa inay Soomaalida iyo Suudaanta uu hore u dhex maray tartan ama xifaaltan baraha bulshada dhexdeedaa ah kaas oo dadka qaar ay markii dambe u badaleen mid cunsurinimo wallow uu kaftan ahaa markii hore.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Haseyeeshee Soomaalidu waxay ku xoog badan yihiin Tiktok balse muuqaalkii wuxuu gaaray facebook, waxaanay dad badan ogaadaan inay Soomaalidu isu camirayaan. Intaas kaddib waxaa soo baxay dad dhahaya war Suudaantii way ina fahmeene Itoobiya u saariya.<\/p>\n<\/div>\n

\n
\n\"faalooyinka<\/picture>\n

XIGASHADA SAWIRKA,<\/span>SOCIAL MEDIA<\/span><\/p>\n<\/div>\n<\/figure>\n

\n

Soomaalida iyo baraha bulshada<\/h2>\n<\/div>\n
\n

Da\u2019 yarta Soomaalida ayaa tiktok aad ugu badan waxayna mararka qaar foodda isku daraan bulshooyin kale. Bilowgii sanadkaan waxaa dagaal baraha bulshada ah uu dhexmaray Soomaalida iyo Suudaaniyiinta isticmaasha barta TikTok.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Wuxuu ku salaysnaa quruxda iyada oo si gaar ah loogu soo bandhigayay quruxda dadyowga labadaas dal, waxayna dhalinyarada isticmaasha Tiktok ay soo kala bandhigayeen muuqaalo muujinaya quruxda iyo shacbiyadda dadyowga ku kala nool labada waddan ee markaas uu ka dhaxeeyay xifaaltanka quruxda.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Intii uu socday dagaalka ku saleysan xifaaltanka baraha bulshada ayay dhalinyarada ka soo kala jeeda soomaaliya iyo suudan wax ay soo kala bandhigayeen muuqaalo iyo sawirro ay ku muujinayeen in ay uga wanaagsan yihiin midba midka kale.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Dhanka kale kulan isbalansi ciyaareed ah oo si toos ah uga socday barta Tiktok ayna wada ciyaarayeen wiil Soomaali ah iyo wiil Oromo ah ayaa isku badalay dagaal kadib markii daawadayaasha ciyaartaas oo u kala saftay labada dal ay isku aflagaadeeyeen qeybta lagu wadaago fariimaha, waxa ayna isku badashay dagaal bara-bulsho ah oo muddo sii socday, bulshooyinka labada dal ee isticmaala baraha bulshada gaar ahaan aaladda tiktok ayaana hawada isku marinayay dacaayado iyo aflagaadooyin.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Mar kasta oo ay tan oo kale dhacdo waxay u badan tahay in uu markii hore ku lug lahaa oo kaliya hal qof oo Soomaali ah, balse Soomaalida oo badanaa isu gurmata ayaa taageero u muujiya qofka Soomaaliga ah, iyada oo sida haddaba ay sameeyeen taageero dhanka internet-ka ah u muujiyey Xanaan.<\/p>\n

BBC<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Hadalsame) 31 Okt 2023 \u2013 Caruuskii iyo caruusaddii ayey ku rideen rash ama baaruud, way ka nixiyeen halka kuwa kale ay duubayeen oo ay soo dhigeen baraha bulshada. Kuwii internetka joogayna way inkireen waxayna u saariyeen dal kale ka dib markii ay ku qanci waayeen sida uu aroosku u dhacayey, Soomaalidu waa mixnad. Sheekadani waxay […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":99277,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[3,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/s-143.jpg?fit=800%2C450&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-pPe","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/99276"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=99276"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/99276\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":99291,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/99276\/revisions\/99291"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/99277"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=99276"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=99276"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=99276"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}