Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":98778,"date":"2023-10-18T06:27:34","date_gmt":"2023-10-18T05:27:34","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=98778"},"modified":"2023-10-18T06:27:34","modified_gmt":"2023-10-18T05:27:34","slug":"waxaan-arkay-dad-inta-xoog-lagu-qabsaday-lagu-yiri-isma-difaaci-kartaan-jilaa-hollywood-ka-caan-ka-ah-oo-runta-ka-sheegay-qaddiyadda-falastiin","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2023\/10\/18\/waxaan-arkay-dad-inta-xoog-lagu-qabsaday-lagu-yiri-isma-difaaci-kartaan-jilaa-hollywood-ka-caan-ka-ah-oo-runta-ka-sheegay-qaddiyadda-falastiin\/","title":{"rendered":"”Waxaan arkay dad inta xoog lagu qabsaday lagu yiri isma difaaci kartaan” – Jilaa Hollywood-ka caan ka ah oo runta ka sheegay qaddiyadda Falastiin"},"content":{"rendered":"

(Chicago, Il) 18 Okt 2023<\/strong> <\/span>\u2013 Xiddigga Hollywood ee John Cusack ayaa ku biiray bannaanbaxa taageersan Falastiin ee Chicago, isagoo soo dhigay inuusan maqlin heeso cunsuri ah ama faallooyin nacayb ah, kaliya wuxuu ku baaqayaa xorriyad iyo nabad.<\/p>\n

“Waxaan maqlay dad wadaagaya xogo shakhsi ahaaneed ee xubnaha qoyska ee xabsiga loo taxaabay, la dhibaateeyey, la silciyey, la beegsaday ama la dilay qarniyaal ka badan.<\/p>\n

”Xubnaha qoyska ee ay sabab la\u2019aan loogu isticmaalay sunta ilmada waxayna sii wadaan sheeko taas la mid ah oo ku saabsan nolosha dadka la qabsaday: dhallinyaro rag ah, haween iyo carruur kuwaas oo qoysaskoodii oo dhan la baabi\u2019iyey, kuwaas oo hadda keligood caraysan, la bahdilay lana duudsiyey xuquuqdii aasaasiga ahayd ee aadanaha,” ayuu raaciyey.<\/p>\n

”Waxay yimaadeen meesl ay ka jeclaan lahaayeen inay ku dhintaan iyagoo dagaal ku jira intii ay xabsiga ku jiri lahaayeen ama lagu dili lahaa – iyadoo la og yahay haddii aad isku daydo inaad difaacdo naftaada ama qoyskaaga – in lagugu horraanba calaamadiyey inaad tahay argagixiso – waa sida ay halkaasi tahay e,” ayuu soo qoray.<\/p>\n

“Shacabka Falastiiniyiintu ma waydiisan xasuuq – way garanayaan awoodda millateri ee kuwa qabsaday.” ayuu kusoo af-jaray.<\/p>\n

\n

I was out at the Palestinian march in Chicago –
\nI\u2019ll tell you what I didn\u2019t hear –
\n– I didn\u2019t hear death to Israel –
\n– I didn\u2019t hear death to Jews –
\n– I didn\u2019t hear people celebrating the murders of Israeli civilians .
\nWhat I DID hear is – we must free Palestine from a brutal\u2026<\/p>\n

\u2014 John Cusack (@johncusack) October 15, 2023<\/a><\/p><\/blockquote>\n