Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":97591,"date":"2023-09-13T06:16:07","date_gmt":"2023-09-13T05:16:07","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=97591"},"modified":"2023-09-13T06:16:36","modified_gmt":"2023-09-13T05:16:36","slug":"19-ka-sababood-ee-badanaa-keena-khilaafka-lammaanaha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2023\/09\/13\/19-ka-sababood-ee-badanaa-keena-khilaafka-lammaanaha\/","title":{"rendered":"ISKA JIR! 19-ka sababood ee badanaa keena khilaafka lammaanaha"},"content":{"rendered":"
(Hadalsame) 13 Sebt 2023<\/span> \u2013 <\/strong>Inkasta oo ay arrin dabiici ah tahay in lammaanaha uu khilaaf soodhexgalo, sida oo kalana saaxiibbada iyo qoysaska ama dadka wada shaqeeya iyo danwadaagtu isku qabtaan arrimaha ka dhexeeya, haddana khilaafka qoysku inta badan waa uu ka khatar badan yahay kuwa kale oo dhan.<\/p>\n Sidaas awgeed waa muhiim in daraasado gaar ah lagu sameeyo waxyaabaha keena iyo siyaabaha ugu fiican ee looga hortegi karo ama lagu xallin karo. Waxa kale oo muhiim ah in lagu tababarto noocyada khilaaf ee soo noqnoqda iyo sida loogu heli karo xal ka hor istaaga in ay qoyska burbur geliyaan.<\/p>\n Xarunta cilmibaadhista ee Pew oo dalka Maraykanka ka dhisan ayaa sahamin ay dhowaan samaysay ku ogaatay in furniinka qoysasku uu dunida ku sii badanayo. Taasina ay dalalka reer galbeedka ka abuurtay in dadku ay ka walaacaan guurka. Sababaha ugu badan ee guurka hoos u dhigay ayaa ay rayi ururintu ku sheegtay xasilooni darrada maaliyadeed ee dadka dunida ku soo kordhaysa, hubaanti la\u2019aanta xirfadeed iyo cabsi uu labada qof mid kastaa ka qabo in kan kale uu oofin doono axdiga dhismaha qoyskoodu ku taagan yahay. Waxaa iyaduna qayb ka ah cabsi ay dad badani ka qabaan in aanay heli Karin lammaanaha ay doonayaan.<\/p>\n Asaaska khilaafka lammaanaha<\/strong><\/p>\n Cilmibaadhe Lopez iyo koox la shaqaynaysay ayaa daraasad ay ku ogaanayeen nooca khilaaf ee lammaanaha dhexgala waxa ay ku ogaadeen 83 sababood oo dhammaantood qayb ka ah khilaafka lammaaneyaasha soo dhexgala. Waxaa ka mid ah 30 sababood oo uu ku tilmaamay kuwa ugu badan ee keena khilaafka lammaanaha isqaba.<\/p>\n