Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":97460,"date":"2023-09-10T06:44:04","date_gmt":"2023-09-10T05:44:04","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=97460"},"modified":"2023-09-10T06:44:04","modified_gmt":"2023-09-10T05:44:04","slug":"waalidka-dabeecadahan-lihi-ha-ogaado-inuu-ku-fashilmay-barbaarintii-carruurta-arag-siddeedan-astaamood","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2023\/09\/10\/waalidka-dabeecadahan-lihi-ha-ogaado-inuu-ku-fashilmay-barbaarintii-carruurta-arag-siddeedan-astaamood\/","title":{"rendered":"Waalidka dabeecadahan lihi ha ogaado inuu ku FASHILMAY barbaarintii carruurta!! (Arag siddeedan astaamood)"},"content":{"rendered":"
(Hadalsame) 10 Sebt 2023<\/strong><\/span>\u00a0\u2013\u00a0Hooyadu waxa ay dhibaato iyo culays nafsadeed, jidheed iyo caafimaad kala kulantaa uurka ilmaheeda, waxaa intaas u dheer masuuliyadda ka saaran dhowrista iyo ilaalinta ilmaha uurkeeda ku jira. Ilaalintaasi waxa ay saamayn ku yeelataa hurdadeeda, cuntadeeda, dhaqdhaqaaqeeda jidheed iyo nolosheeda oo dhan oo sagaalka bilood ee ay ilmaha siddo sababta ilmahaas isla beddesha si ay u ilaaliso.<\/p>\n Aabaha marka laga tago xilka culus ee ka saaran ilaalinta hooyada uurka leh ee afadiisa ah, oo nin kasta oo xil kasta ah ay la gudboon tahay in uu hooyada u fududeeyo siyaabaha ay ula noolaan karto Xaaladaha nafteeda uu uurku ku soo kordhinayo iyo xilka ka saaran inay ilaaliso ilmaha caloosheeda ku jira, waxaa ka mid ah in uu dusha u rito masuuliyaddii nafaqaynta iyo dabbarista nolosha qoyska iyo muhiimaddii niyad u Dhiska iyo macaamilo wanaagga. Waxa jira masuuliyad kale oo intanba ka weyn oo labada waalidba u taalla dhalashada ilmahaas uurka ku jira kaddib. Korintiisa jidheed oo nafaqayntii iyo cuntadii ah iyo kobcintiisa maskaxeed oo waxbaristii ah waxaa garab socda waxa loo yaqaanno Barbaarinta ilmaha oo nasiibdarro marar badan waalidku aanu dhaadsanayn.<\/p>\n Waalidku waxa uu fursad u haystaa in uu sameeyo ilmaha, haa sameeyo ayaa aynu u jeednaa macne kasta oo ay leedahay. Ilmuhu waxa uu afka yimaaddaa isaga oo waslad yar oo nool ah oo qalbigiisu xaashi cad yahay, maskaxdiisana aanay waxba ku jirin. Barbaarintu waa qofkii oo la dhisay fikirkiisa, dad la macaamilkiisa, kartidiisa, aaminsanaantiisa iyo iimaankiisa.<\/p>\n Haddaba qormo dhowaan lagu faafiyey shabakadda Aljazeera waxaa lagu sheegay habab barbaarineed oo qaldan oo uu waalidka qaarkii ku kaco laakiin raad aad u taban ku yeesha guusha ay tahay in uu noloshiisa dambe ka gaadho.<\/p>\n Hababkaas waxaa ka mid ah:<\/strong><\/p>\n Mid ka mid ah carruurtii uu Dr. Haim la kulmay markii uu xog ururinta buuggiisa waday, ayaa isaga oo ka hadlaya habka xad dhaafka ah ee ay hooyadii cadaadiska ugu hayso waxa uu yidhi, \u201cHooyo ayaa sida helikobtarta ii dul wareegta\u201d. Ereygii ayaa uu Dr. Haim sumad uga dhigtay waalidka ku talaxtaga dabagalka iyo ka warhaynta dhaqdhaqaaqa iyo Xaaladaha ilmahooda. Sannadkii 1990 kii ayaa uu ereyga \u201chelicopter parent\u201d isku beddelay erey bixin la xidhiidha Barbaarinta Ubadka.<\/p>\n W\/D:\u00a0Kamaal Marjaan<\/strong><\/p>\n Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":" (Hadalsame) 10 Sebt 2023\u00a0\u2013\u00a0Hooyadu waxa ay dhibaato iyo culays nafsadeed, jidheed iyo caafimaad kala kulantaa uurka ilmaheeda, waxaa intaas u dheer masuuliyadda ka saaran dhowrista iyo ilaalinta ilmaha uurkeeda ku jira. Ilaalintaasi waxa ay saamayn ku yeelataa hurdadeeda, cuntadeeda, dhaqdhaqaaqeeda jidheed iyo nolosheeda oo dhan oo sagaalka bilood ee ay ilmaha siddo sababta ilmahaas isla […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":97461,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[6,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/s-22.jpg?fit=960%2C640&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-plW","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/97460"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=97460"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/97460\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":97462,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/97460\/revisions\/97462"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/97461"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=97460"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=97460"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=97460"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}\n