Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":97435,"date":"2023-09-09T08:03:02","date_gmt":"2023-09-09T07:03:02","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=97435"},"modified":"2023-09-09T09:12:27","modified_gmt":"2023-09-09T08:12:27","slug":"ka-faaiidayso-faaidooyinka-haylka-iyo-cilladaha-uu-la-dagaallamo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2023\/09\/09\/ka-faaiidayso-faaidooyinka-haylka-iyo-cilladaha-uu-la-dagaallamo\/","title":{"rendered":"KA FAA’IIDAYSO! Faa\u2019idooyinka HAYLKA iyo Cilladaha uu la dagaallamo"},"content":{"rendered":"
(Hadalsame) 09 Sebt 2023<\/strong><\/span>\u00a0\u2013\u00a0Haylku waxa uu ka mid yahay xawaashyada ay Soomaalidu aadka u taqaanno, shaaha iyo cuntada kalana marar badan loogu sameeyo dhadhanka iyo urta fiican. Laakiin inta badan dadku ma oga in uu leeyahay faa\u2019idooyin caafimaad oo aad u tiro badan. Faa\u2019idooyinkaas waxaa ka mid ah:<\/p>\n 1.\u00a0Haylku waxa uu kordhiyaa awoodda wareegga dhiigga, sida oo kale waxa ku jira xaddi badan oo ah Magnisium iyo maaddooyin kale oo muhiim u ah hormoonka lab ee \u2018Testosterone\u2019, gaar ahaan ragga da\u2019doodu weyntahay, labadan qodobba waxa ay muhiim u yihiin xidhiidhka jinsiga ah.<\/p>\n Shabakadda \u2018Man Matters\u2019 oo ka falloota arrimaha caafimaadka ragga, ayaa warbixin ay qortay ku sheegtay in haylku uu kordhiyo doonista jinsiga ah ee ragga, illaa heer uu isticmaalkiisa joogtada ahi beddeli karo dawada arrimahaas loo isticmaalo ee \u201cViagra\u201d<\/p>\n 2. Cilmibaadhis sannadkii 2015 la sameeyey oo lagu faafiyey joornaalka \u2018Complementary Medicine Journal\u2019 oo ka faallooda arrimaha caafimaadka ayaa ifitiimisay in Haylku uu dumarka uurka leh ka yareeyaa boqolkiiba 75 matagga iyo yalaalugada. Sida oo kale waxa uu xasiliyaa acsaabtooda, taas oo keenta in ay raaxo ama nafis dareemaan.<\/p>\n 3. Haylku waxa uu si dabiici ah u kordhiyaa awoodda qashinqubka jidhka ee uu iskaga soo saarayo kaadida, waxa aanu ka hortagaa in jidhka ay ku kaydsamaan biyaha aanu u baahnayni, sidaas awgeed waxa uu si weyn uga qayb qaadanayaa in jidhku uu iska saaro \u2018Mariidka\u2019 taas oo sababaysa in uu fiicnaado dheefsiga cuntadu.<\/p>\n