Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":97322,"date":"2023-09-04T10:47:10","date_gmt":"2023-09-04T09:47:10","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=97322"},"modified":"2023-09-04T10:48:27","modified_gmt":"2023-09-04T09:48:27","slug":"fiitamiinnada-macdanta-u-wanaagsan-uur-qaadista-cuntooyinka-hodanka-ku-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2023\/09\/04\/fiitamiinnada-macdanta-u-wanaagsan-uur-qaadista-cuntooyinka-hodanka-ku-ah\/","title":{"rendered":"Fiitamiinnada & Macdanta u wanaagsan UUR qaadista & Cuntooyinka hodanka ku ah"},"content":{"rendered":"
(Hadalsame) 04 Sebt 2023<\/strong>\u00a0<\/span>\u2013\u00a0Dhalmo la\u2019aantu waa cillad aad ugu soo badanaysa ragga iyo dumarkaba, sababaha keenana waxaa ka mid ah cunno xumada, stress-ka, shaqada badan iyo sababo kale oo la xiriira nolosha ah casriga ah ee maanta.<\/p>\n Khalkhalka hormoonadu waxa ay qayb wayn ka qaadataa cilladaha dhalma la\u2019aanta, sidaas darteed haweenka doonaya inay si dhakhso ah uur u qaadaan waa inay ku dedaalaan cunnooyinka uu Daryeel Magazine halkaan ku xusayo si ay uga helaan fitamiinnada muhiimka u ah uur qaadista.<\/p>\n Cunnooyinkani waxa ay sare u qaadaan tayada ukumaha, waxa isku dheelitiraan hormoonada, waxa ay kordhiyaan soo daynta ugxanta si loo bacrimiyo, sida oo kale, cunnooyinkani ay uroon yihiin ragga sababtoo ah waxa ay hagaajiyaan socodka iyo tayada xawada (sperm).<\/p>\n Waxaa kaloo cunnooyinkan la cuni karaa xilliga uurka maadaama ay u wanaagsan yihiin koriimada uurjiifka.<\/p>\n Haddaba akhriso cunnooyinka caawiya barcrinnimada ama uur qaadista haweenka.<\/p>\n Cunnooyinka hodanka ku ah fitamiinka E sida saliida gabaldayaha (sunflower oil), saliida saytuunka, lawska, caleenta koostada, broccoli-ga iwm, waxa ay wanaajiyaan dhalmada ragga iyo dumarkaba. Fitamiin E waxa uu kordhiyaa tayada dhareerka minka afkiisa ee loo yaqaanno \u201ccervical mucus\u201d ee haweenka. Tani waxay siyaadisaa fursadda in ukumaha la bacrimiyay ay ku beermaan ilmo galeenka.<\/p>\n Fitamiinkan waxa uu dheellitiraa hormoonnada qaabilsan uur qaadista ee dumarka waxaana uu wanaajiyaa uur qaadista haweenka uu ku yaryahay hormoonka \u201cprogesterone\u201d. Cunnooyinka qaniga ku ah fitamiin C waxaa ka mid ah liinta oranjada, liin dhanaanta, barbarooniga iyo yaanyada.<\/p>\n \u201cfolic acid\u201d ama \u201cfolate\u201d waa nafaqo muhiim ah xilliga uurka iyo ka hor uurka. Waxay wanaajisaa dhalmada waxayna jidhka dumarka u diyaarisaa uur qaadista. Maadadani waxa ay ku badan tahay digirta, lawska, koostada, baytataafka iwm.<\/p>\n Fitamiinkani waxa uu u fiicanyahay uur qaadista, wuxuuna isku dheelitiraa hormoonada. Haweenka uu ku yaryahay hormoonka proegesterone waa inay ku dedaalaan cunnooyinka uu ka buuxo B6 si ay dhakhso uur ugu qaadaan. Illaha qaniga ku ah fitamiin B6 waxaa ka mid ah mooska, qamadiga, ukunta iwm.<\/p>\n Fitamiinkani waxa uu sare u qaadaa fursadda uur qaadista isagoo kordhiya hormoonnada \u201coestrogen\u201d iyo \u201cprogesterone\u201d ee jidhka. Sida oo kale, waxaa uu kordhiyaa tayada shahwada. Cunnooyinka laga helo\u00a0faytamiin D<\/a>\u00a0waxaa ka mid ah kalluunka, ukunta, beerka ariga iyo caanaha.<\/p>\nCunnooyinka uu ku jiro fitamiin E<\/h3>\n
Cunnooyinka leh fitamiin C:<\/h3>\n
Cunnooyinka ay ku jirto folic acid:<\/h3>\n
Cunnooyinka leh Fitamiin B6:<\/h3>\n
Cunnooyinka leh fitamiin D:<\/h3>\n
Cunnooyinka leh fitamiin B12:<\/h3>\n