Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":97287,"date":"2023-09-03T07:29:51","date_gmt":"2023-09-03T06:29:51","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=97287"},"modified":"2023-09-03T07:29:51","modified_gmt":"2023-09-03T06:29:51","slug":"sababaha-keena-inaad-dhowr-mar-hurdada-ka-toosto-habeenkii-xalalka-ugu-fiican","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2023\/09\/03\/sababaha-keena-inaad-dhowr-mar-hurdada-ka-toosto-habeenkii-xalalka-ugu-fiican\/","title":{"rendered":"Sababaha keena inaad dhowr mar HURDADA ka toosto habeenkii & Xalalka ugu fiican"},"content":{"rendered":"
(Manchester) 02 Sebt 2023<\/strong><\/span> \u2013 Dadka badankoodu waxay hurdada ka soo toosaan hal ama labo jeer habeenkii. Marka aad dhowr jeer soo toostid habeenkii, islamaarkaana ay kugu adag tahay inaad durbadiiba ku laabato hurdada, waxay keeni kartaa inaad heli weydo hurdo tayo leh oo ku siisa fircooni iyo awood. Sababaha keena arrintaan waxaa ka mid ah cabbista kafeega galabtii, cillado hurdo iyo sababo kale oo caafimaad.<\/p>\n Hurdada waxaa loogu tala galay in lagu nasto, si aad u soo toostid adigoo firfircoon, jirkane uusan daalnayn. Sida caadigaa waxaa caafimaad ahaan fiican in qofka wayn uu habeen walba seexdo 7-8 saacadood, Hurdada ma ahan shay sahlan oo la dhayalsado, sababtoo ah hurdada waxay aasaasi u tahay caafimaadka jirka iyo maskaxda.<\/p>\n Qoraalkaan waxaan ku soo qaadanaynaa sababaha keena in qofku uu\u00a0soo tooso marar badan habeenkii, sii akhri si aad ogaato sababta aad la soo kacdo.<\/p>\n Hurdo la\u2019aanta waa xaalad caafimaad oo aan caadi ahayn taasoo lagu garto inay qofku ku adkaato inuu hurdo ama uusan hurdada ka dhergin, dadka qaba xalaadaan waxaa lagu gartaa calaamado ay ka mid yihiin:<\/p>\n Neef ku dhagga hurdada ama waxa loo yaqaano \u201cSleep apnea\u201d waa cillad ku badan bulshada, qofka markuu hurdo ayaa waxaa ku dhiba neefsashada, aad ayuu u khuurinayaa, hawo fiican jirkiisa ma helayo\u00a0taasoo qofka soo toosisa habeenadii marar badan, haddii ay jirto cillad la xiriirta hawo mareenka ama dhuunta oo daboolanto ama xannibanto xilliga hurdada taasoo loo yaqaanno \u201cObstructive sleep apnea\u201d waa cudur ku badan dadka buurbuuran ama sigaarka caba, ama khuuriya.<\/p>\n Dheefshiid xumadu waxay ku soo kicin kartaa habeenka dhexdiisa, khaasattan hadii aad ku cashayso cunno culus. Ha cunis raashin culus marka aad seexan rabto, ku cashee cunno fudud.<\/p>\n Walwalku wuxuu dili karaa hurdadaada. Haddii uu ku hayo walwal, isku dey inaad jimicsi samayso galabtii ama fiidka hore si aad u dejiso naftaada. Daawada ugu fiican ee hurdo la\u2019aantu waa in qofku jir ahaan uu daalo.<\/p>\n Qol aad u kulul ama aad u qabow oo aad seexato waxay ka hor istaagaysaa inaad hesho hurdo tayo leh habeenkii.<\/p>\n Haddii qofka kula hurda uu khuuro badan yahay ama uu marar badan uu soo kaco oo uu nalka kugu daaro waxay saameyn ku yeelan kartaa hurdadaada.<\/p>\n Kaadida badan ee habeenkii waa sababta ugu weyn ee lala soo tooso. Haddii aad biyo cabayso habeenkii, cab fiidka hore.<\/p>\n Iftiinka buluugga ah ee moobilka waxa uu sababaa inuu Khalkhal geliyo nidaamka hurdada, iftiinkaasi wuxuu ka hor istaagaa jirka inuu soo daayo hormoonka ku shaqada leh hurdada ee loo yaqaanno \u201cmelatonin\u201d.<\/p>\n Daryeel Magazine<\/p>\n Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":" (Manchester) 02 Sebt 2023 \u2013 Dadka badankoodu waxay hurdada ka soo toosaan hal ama labo jeer habeenkii. Marka aad dhowr jeer soo toostid habeenkii, islamaarkaana ay kugu adag tahay inaad durbadiiba ku laabato hurdada, waxay keeni kartaa inaad heli weydo hurdo tayo leh oo ku siisa fircooni iyo awood. Sababaha keena arrintaan waxaa ka mid […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":97288,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[5,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/s-3.jpg?fit=960%2C640&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-pj9","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/97287"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=97287"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/97287\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":97289,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/97287\/revisions\/97289"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/97288"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=97287"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=97287"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=97287"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}Hurdo la\u2019aanta ( insomnia):<\/h3>\n
\n
Neef ku dhegga hurdada:<\/h3>\n
Dheefshiid xumada:<\/h3>\n
Walwalka badan:<\/h3>\n
Heerkulka:<\/h3>\n
Qofka kula hurda:<\/h3>\n
Cabbista biyo badan hurdada ka hor:<\/h3>\n
Isticmaalka moobilka hurdada ka hor:<\/h3>\n