Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":97248,"date":"2023-09-02T09:25:18","date_gmt":"2023-09-02T08:25:18","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=97248"},"modified":"2023-09-02T09:25:18","modified_gmt":"2023-09-02T08:25:18","slug":"iska-jir-xabatu-sowdadu-faaiidooyin-badan-ayay-leedahay-balse-iska-ilaali-inaad-qaabkan-u-adeegsato","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2023\/09\/02\/iska-jir-xabatu-sowdadu-faaiidooyin-badan-ayay-leedahay-balse-iska-ilaali-inaad-qaabkan-u-adeegsato\/","title":{"rendered":"ISKA JIR! Xabatu Sowdadu faa’iidooyin badan ayay leedahay balse iska ilaali inaad qaabkan u adeegsato"},"content":{"rendered":"

(Hadalsame) 02 Sebt 2023<\/strong> <\/span>\u2013 Xabaasuuddu waxa ay leedahay faa\u2019iidooyin caafimaad oo ay isaga marag kaceen dhammaan cilmibaadhisaha kala duwan ee lagu sameeyey. Laakiin siyaabaha loo isticmaalayo ayaa muhiim ah in ay noqdaan kuwo lagaga heli karo waxtarkeeda, lagagana badbaadi karo khatarta caafimaad ee ka dhalan karta.<\/p>\n

Hababka dadka qaar u isticmaalaan ee ay dhakhaatiirtu xaqiijiyeen in ay khatar ku yihiin caafimaadkana waxaa ka mid ah in uumi ahaan loo isticmaalo. Warbixin ay dhowaan shabakadda Aljazeera ka qortay arrintan ayaa ay ku sheegtay in ay jiraan dad sanka iyo afka ka qaata uumiga xabaasuudda (Isku uumiya), iyaga oo aaminsan in ay dawo ka tahay xaasiyadda sambabada iyo laabta. Laakiin dhakhaatiirta waxa ay sheegayaan in arrintani ay khatar ku tahay caafimaadka, gaar ahaan carruurta.<\/p>\n

Xeeldheereyaal caafimaad ayaa tijaabooyin ay sameeyeen ku ogaaday xabaasuudda haddii la gubo in maaddooyinka iyo saliidaha ku jiraa ay isu beddeli karaan sun, sidaa wageed haddii uu qofku neef ahaan u qaato ay sababi karto in uu dhaawac gaadho habdhiska neefsiga, suurtagalna tahay in uu dhibaato weyn ku keeno sambabada iyo laabta oo dhan. Waxa kale oo ay ogaadeen xabaasuudda marka la gubo in ay dhintaan faa\u2019iidooyinka ku jiray maaddooyinka ay xabaasuuddu ka kooban tahay.<\/p>\n

Dr. Caadil Xarbi oo ah bare sare oo ku xeeldheer caafimaadka habdhiska neefsiga oo u dhashay dalka Sucuudiga ayaa sheegay uumiga ka dhasha xabaasuudda marka la gubo uu khatar aad u weyn oo caafimaad keenio, waxa aanu si gaar ah ugu digay dadka xiiqda leh oo uu sheegay in dadka qaar faafinayaan been abuur sheegaya in uumiga xabaasuuddu uu dawo ka noqon karo xiiqda.<\/p>\n

Faa\u2019iidooyinka xabaasuudda<\/strong><\/p>\n

Sida ay sheegayaan cilmibaadhisaha caafimaad ee lagu sameeyey xabaasuudda, faa\u2019iidooyinka caafimaad ee laga helo waxaa ka mid ah;<\/p>\n

\u2013 Jeermiska iyo bakteeriyada kala duwan oo ay si firfircoon ula dagaalanto.<\/p>\n

\u2013 Waxa ay qayb weyn ka qaadataa la dagaallanka kaarka iyo garaaca. Waxa aanay bogsiisaa boogaha.<\/p>\n

\u2013 Waxa ay xoojisaa habdhiska difaaca jidhka.<\/p>\n

\u2013 Waxa ay kaalin ka qaadataa xakamaynta\u00a0sonkorta dhiigga<\/a>.<\/p>\n

\u2013 Waxaa ku jira maaddooyin wax weyn ka tara la dagaalanka Kansarka.<\/p>\n

\u2013 Waxa ay ka hortag u noqon kartaa caafimaad darro soo waajahda beerka.<\/p>\n

Marka laga tago xaqiiqada ah in shareecada Islaamka, dhaqannada soo jireenka ah ee meelo badan oo adduunka ka mid ah ka jira iyo daraasadaha cilmiguba ay ka marag kaceen in xabaasuuddu ay tahay dawo. Haddana waxaa jira dacaayado badan iyo xayeysiisyo marar badan ku talaxtag aad ahi ku jiro, oo lagu sheegayo xanuunno iyo xaalado caafimaad oo xabaasuudda lagu daweyn karo.<\/p>\n

Waxa kale oo jiraa qaabka isticmaalkeeda oo dad badani ay u dhigaan siyaabo aan cilmiyeysnayn. Sidaas awgeed khubarada caafimaadku waxa ay mar kasta ka digaan in xabaasuudda la isticmaalo tala la\u2019aan, iyo in loo qaato in ay beddeli karto dawada.<\/p>\n

W; D:<\/strong> Kamaal Marjaan<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Hadalsame) 02 Sebt 2023 \u2013 Xabaasuuddu waxa ay leedahay faa\u2019iidooyin caafimaad oo ay isaga marag kaceen dhammaan cilmibaadhisaha kala duwan ee lagu sameeyey. Laakiin siyaabaha loo isticmaalayo ayaa muhiim ah in ay noqdaan kuwo lagaga heli karo waxtarkeeda, lagagana badbaadi karo khatarta caafimaad ee ka dhalan karta. Hababka dadka qaar u isticmaalaan ee ay dhakhaatiirtu […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":97249,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[5,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/S-2.jpg?fit=960%2C640&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-piw","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/97248"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=97248"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/97248\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":97260,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/97248\/revisions\/97260"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/97249"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=97248"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=97248"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=97248"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}