Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":9649,"date":"2018-09-05T20:48:27","date_gmt":"2018-09-05T19:48:27","guid":{"rendered":"http:\/\/www.hadalsame.com\/?p=9649"},"modified":"2018-09-05T20:48:27","modified_gmt":"2018-09-05T19:48:27","slug":"3-qodob-oo-soo-koobaya-quusta-iyo-rajo-xummada-haysa-madaxda-maamullada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2018\/09\/05\/3-qodob-oo-soo-koobaya-quusta-iyo-rajo-xummada-haysa-madaxda-maamullada\/","title":{"rendered":"3 qodob oo soo koobaya quusta iyo rajo xummada haysa madaxda maamullada"},"content":{"rendered":"

(Kismaayo) 05 Sebt 2018<\/strong><\/span> – Shir ay ku sheegeen wadatashi iyo iskaashi ayaa shalay magaalada Kismaayo uga furmay hoggaamiyeyaasha maamul gobolleedyada dalka.<\/p>\n

Shirkan oo ay marti-galisay maamulka Jubbaland oo Kismaayo un ka taliya ayaa si weyn loogu dhaliilay dowladda dhexe ee Soomaaliya, iyada madaxda ay sheegeen in ay farogalin ku hayso siyaasadda dowlad gobolleedyada.<\/p>\n

Shirkaas oo uu ka qeyb galay ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Somalia Michael Keating oo uu hadda xilkiisii dhammaaday, ayaa waxaa laga dheehan karaa wajiyada hoggaamiyeyaashii ku shirsanaa Kismaayo rajo xumo, niyad jab iyo quus oo ay sabab u yihiin saddexdan qodob ee hoos ku xusan.<\/p>\n

1 \u2013 Inta badan hoggaamiyeyaashii madasha joogay oo uu waqtiga ka dhammaaday, islamarkaana wajahaya dib u doorasho, quusna ka jooga soo laabashadooda<\/strong><\/p>\n

Hoggaamiyeyaasha Puntland, Jubbaland iyo Koonfur Galbeed dhammaan waxaa ka dhammaaday mudaddii ay xilka hayeen, waxaana si xawli ah uga socda deegaanadooda ol\u2019ole.<\/p>\n

Ma jirto mid u muuqda in uu soo laabanayo, niyad jabkaas waxa uu keenay in ay hadhkooda ka cararaan oo ay dowladda dhexe ku eedeeyaan waji gabaxa ay kala kulmayaan gudaha deegaankooda.<\/p>\n

2 \u2013 Michael Keating oo watigiisii dhammaaday<\/strong><\/p>\n

Arrintan waxa ay warran laabta kaga taagan ku tahay hoggaamiyeyaasha dowlad obolleedyada oo u arkayey inuu u dabacsanaa cabashadooda dasturka baal marsan.<\/p>\n

Walaaca ugu weyn ee ay qabaan waa ninka lagu bedeli doono oo haddii ayba sii joogaan noqon doona mid aan aqoon gaar ah u lahayn ayna adkaan doonto in uu ula macaamilo sidii Keating oo shaqadan hayey ka hor inta aysan dowladda talada dalka ku imaan doorashadii 2017.<\/p>\n

3 \u2013 Is-beddelka Itoobiya ka dhacay oo saameyn weyn ku yeeshay hagardaamadii ay ku hayeen dowladnimada Soomaaliya.<\/strong><\/p>\n

Ka hor inta uusan is-beddel ka dhicin Itoobiya, waxaa dhaqan iyo caado u ahaa madaxda maamul gobolleedyada haba ugu darnaadeen Gaas iyo Madoobe, waxa ay bil walba u dusi jireen Addis Ababa, iyaga oo aan ka wargalin dowladda dhexe, taas oo meel ka dhac ku ahayd qarannimada dalka.<\/p>\n

Hase ahaatee, Axmed Madoobe oo dhawaan fool xumo kala soo kulmay dowladda Itoobiya kadib markii uu isku dayey in uu faraha la galo siyaasadda gudaha ee dalkaas, waxa ay u quus goysay hammigoodii ahaa in ay dowladda ku guul guulaan kulana xifaaltamaan awoodaha dowladaha deriska ah.<\/p>\n

W\/Q: Safiya Cabdullaahi Garaad<\/b><\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n

 <\/p>\n

 <\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Kismaayo) 05 Sebt 2018 – Shir ay ku sheegeen wadatashi iyo iskaashi ayaa shalay magaalada Kismaayo uga furmay hoggaamiyeyaasha maamul gobolleedyada dalka. Shirkan oo ay marti-galisay maamulka Jubbaland oo Kismaayo un ka taliya ayaa si weyn loogu dhaliilay dowladda dhexe ee Soomaaliya, iyada madaxda ay sheegeen in ay farogalin ku hayso siyaasadda dowlad gobolleedyada. Shirkaas […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":9650,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[10,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/b-45.jpg?fit=1024%2C683&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-2vD","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9649"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=9649"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9649\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9651,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9649\/revisions\/9651"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/9650"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=9649"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=9649"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=9649"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}