Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":95978,"date":"2023-07-24T12:03:08","date_gmt":"2023-07-24T11:03:08","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=95978"},"modified":"2023-07-24T12:03:08","modified_gmt":"2023-07-24T11:03:08","slug":"arrin-ay-soomaalidu-aad-iskaga-xilsaari-jirtey-oo-beryahan-daaqadda-kasii-baxaysa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2023\/07\/24\/arrin-ay-soomaalidu-aad-iskaga-xilsaari-jirtey-oo-beryahan-daaqadda-kasii-baxaysa\/","title":{"rendered":"Arrin ay Soomaalidu aad iskaga xilsaari jirtey oo beryahan daaqadda kasii baxaysa"},"content":{"rendered":"

(Hadalsame) 24 Luulyo 2023<\/strong><\/span> – XUQUUQDA DERISKA<\/p>\n

Laba reer baa deris deydku u kala rogan yahay ahaa. Reer ladan oo odaygu ganacsi bulaalay haysto iyo reer masaakiin ah oo odaygu muruqmaal yahay maalin qaraab soo hela maalinna soo waaya.<\/p>\n

Islaanta reerka masaakiinta ahi mar walba alaabo ayay reeraha ladan weydiisataa. Mar bariis, mar baasto, mar bur, mar digir, mar yaanyadii oo ka go\u2019day, mar saliid, iwm.<\/p>\n

Islaanta reerka ladani si qalbi furnaan leh bay wixii ay weydiistaan u siisaa. Taas keliya ma aha eh, waa tiro beel inta jeer oo ay qado, casho ama quraac inta ay digsi ugu shubtay, inan ay dhashay ku tiri: \u201cHooyo qaad oo habaryar Faadumada deriskeenna ah u gee, digsigana iiga soo celi\u201d.<\/p>\n

Faadumo markii wax loo soo dhiibo farxad bay uga qaadataa, maxaa yeelay mar walba wax aan gurigeeda laga cunin bay Fallis usoo dhiibtaa. \u201cMaandhey kheyr Alle ha ku siiyo eh, hooyo maxay iskuma soo dhibtay annaga qado waa inoo karsan tahaye\u201d, intay tiraahdo oo ka qaaddo, ayay digsi keeda ah ku geddisaa, inta ay dugsiga degdeg u dhaqdana insntana usoo dhiibtaa.<\/p>\n

Maalintii dambe, gidaar mitir iyo bar ah oo labada reer u dhexeeyay bay Fallis islaantii deriskeeda ahayd uga dhawaaqday: \u201cFaadumo .. Faadumo\u201d.<\/p>\n

Faadumo inta ay soo orodday, bay gidaarkii dhinaca kale kasoo istaagtay, halkaas oo ay aalaaba ka sheekeysan jireen.<\/p>\n

Fallis: \u201cFaadumooy, cusbadii ayaa iga go\u2019day ee cusbo ma kuu taal?\u201d<\/p>\n

Faadumo: \u201cHaa sharafeey, haddaan kuu soo qabanayaaye wax yar isug\u201d, inta ay tiri bay si xamaasad leh guriga ugu carartay. Waxa ay u soo shubtay baaquli cusbo ah.<\/p>\n

Fallis inta ay dhoola caddaysay: \u201cXabiibtii waxan oo cusbo ah ma anaaba u baahnaa. Wax yar oon suugo baasto ku darsado uun baan rabaye!\u201d<\/p>\n

Faadumo: \u201cDhib ma lehe meel ku shubo. Weligaaba maanta uun baad wax i weydiisate wax yar miyaan kuu quuraa\u201d.<\/p>\n

Fallis: \u201cKhayr Alle ha ku siiyo\u201d, inta ay tiri bay dhoocishii ay dhashay ku tiri: \u201cHabaryar baan xoogaa la sii sheekaysanayaaye, cusbada kijinka gee, baaquligana soo celi\u201d.<\/p>\n

Islaamihii qaddar sheeko ah keddib waa ay kala tageen.<\/p>\n

Fallis inanteedii baa hooyadeed maxkamad saartay: \u201cHooyo, maxaad beenta u sheegtay?\u201d<\/p>\n

Fallis: \u201cMaandhey goormaan beenta sheegay maba ogiye!\u201d<\/p>\n

Inantii : \u201cCusbo waa naga dhammaatay maxaad habaryar u dhahday ood cusbada uga qaadatay, bac dhan baaba inoo taalle?\u201d<\/p>\n

Fallis inta ay neefsatay oo qaddar yar aamustay, bay gabadheedii hadal u billowday: \u201cHooyo macaan, reerka habaryar waa reer masaakiin ah aan waxba haysan, mar kastana wax bay ina weydiistaan, waxana aan ka baqay inay maalin inta ay isku xishoodaan wax ay u baahan yihiin ina weydiin waayaan. Marka si aan u dhiirrigeliyo oon u dareensiiyo in iyagaba maalintooda la mudanayo, ayaan wax aan iyaga wax ka dhibayn weydiiyay.<\/p>\n

Hooyo macaan, derisku xaq weyn buu innagu leeyahay. Rasuulku (SCW) sidii uu asxaabta deriska ugala dardaarmayay waxa uu ku sigtay in uu yiraahdo dhaxalkiinna qayb bay ku leeyihiin.<\/p>\n

Hooyo, ma ogtahay haddii inta aad cashaysid, adiga oo dhergan seexatid deriskaaga oo gaajoonaya in dembi laguu qorayo!<\/p>\n

Hooyo macaan, derisku afar xaq buu innagu leeyahay:<\/p>\n

* In aynaan dhibin
\n* In aynu difaacno
\n* in aynu u samafalno
\n* Dhibkiisa in aynu u dulqaadanno oo aynu cafis ugu beddelno.<\/p>\n

Ma fahantay hooyo macaan?\u201d<\/p>\n

W; D: Sabriye Muuse<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Hadalsame) 24 Luulyo 2023 – XUQUUQDA DERISKA Laba reer baa deris deydku u kala rogan yahay ahaa. Reer ladan oo odaygu ganacsi bulaalay haysto iyo reer masaakiin ah oo odaygu muruqmaal yahay maalin qaraab soo hela maalinna soo waaya. Islaanta reerka masaakiinta ahi mar walba alaabo ayay reeraha ladan weydiisataa. Mar bariis, mar baasto, mar […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":95979,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[6,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/FB_IMG_1690196366038.jpg?fit=1080%2C1224&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-oY2","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/95978"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=95978"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/95978\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":95980,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/95978\/revisions\/95980"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/95979"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=95978"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=95978"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=95978"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}