Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":95779,"date":"2023-07-16T12:27:51","date_gmt":"2023-07-16T11:27:51","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=95779"},"modified":"2023-07-16T12:27:51","modified_gmt":"2023-07-16T11:27:51","slug":"faaiidooyinka-cajiibka-ee-aadan-ka-ogayn-ee-ku-jira-isticmaalka-babaayga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2023\/07\/16\/faaiidooyinka-cajiibka-ee-aadan-ka-ogayn-ee-ku-jira-isticmaalka-babaayga\/","title":{"rendered":"Faa’iidooyinka cajiibka ee aadan ka ogayn ee ku jira isticmaalka babaayga"},"content":{"rendered":"
\n

(Hadalsame) 16 Luulyo 2023<\/strong> <\/span>\u2013 Babaaygu waa khudrad cajiib ah oo caafimaad badan. Waxaa ku jira maadooyin antioxidants ah oo yareeya bararka cudurradana la dagaalama isla markaana qof ka caawiya inuu u ekaado qof da’diisa ka yar.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Nafaqooyinka babaayga ku jira<\/h2>\n<\/div>\n
\n

Kaloori, Kaarbohaydareed, Fiber, Borotiin, Vitamin C, Vitamin A, Vitamin B9, Potassium, calcium iyo Magnesium.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Faa’iidooyinka caafimaad ee babaayga<\/h2>\n<\/div>\n
\n
\n
\n
\n
\n
\"Jeex<\/div>\n

XIGASHADA SAWIRKA,<\/span>GETTY IMAGES<\/span><\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/figure>\n<\/div>\n

\n

Ka hortagga Kansarka<\/i><\/b>: Cilmi-baaris ayaa soo jeedinaysa in maaddada lycopene ee ku jirta babaygu ay yarayn karto khatarta kansarka. Waxa kale oo laga yaabaa inay faa’iido u leedahay dadka laga daweynayo kansarka.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Babaayga waxa uu qani ku yahay walxo iyo maadooyin la dagaallama cudurka kansarka waxaa ka mid ah folate, vitamin C, beta-carotene iyo vitamin E oo hoos u dhiga halista cudurka kansarka.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Daraasad yar oo lagu sameeyay dadka waaweyn ee qaba caabuqa iyo xaaladaha caloosha, ayaa hoos u dhigtay waxyeelada cadaadiska iyo unugyada kansarka. Si kastaba ha ahaatee, cilmi baaris dheeraad ah ayaa loo baahan yahay ka hor inta aan la soo jeedin.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Kolestaroolka iyo Caafimaadka Wadnaha:<\/b><\/i>\u00a0Daraasado ayaa mujiiyay in khudradda ay ku jiraa maadada lycopene iyo Vitamin C ay ka hortagaan wadne xanuunka. Waxyaabaha antioxidants ka ah ee laga helo babaayga waxay xididada wadnaha ka ilaaliyaan inay ku fariistaan dufanka kolestaroolka xididadaas oo xirmo waxay sabab u noqdaan wadne-qabadka.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Gaaska iyo Dheefshiid xumada:<\/b><\/i> Babaayga wuxuu aad u yareeyaa aashitada caloosha, hadduu qofka leeyahay laabjeex iyo bog xanuun, babaaygu waa u daawo. wuxuu kaloo babaaygu daawo u yahay dheefshiid xumada, dibbirada iyo daaco qurunka.<\/p>\n<\/div>\n

\n
\n
\n
\n
\n
\"Qudradda<\/div>\n

XIGASHADA SAWIRKA,<\/span>GETTY IMAGES<\/span><\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/figure>\n<\/div>\n

\n

Caafimaadka Maqaarka iyo Timaha:<\/b><\/i>\u00a0Babaaygu wuxuu iftiimiyaa maqaarka, wuxuuna koriyaa timaha sababtuna waa tirada badan ee fitamin A-ga ku jiro iyo inuu ka shaqeysiiyo qanjirrada saliida soo daayo ee jirka iyo tinta, wuxuu kaloo yareeyaa agoolka, waana sababta keentay in shirkada qaar ay ku suuq geeyaan kareemyadooda maqaarka ama tinta loo isticmaalo inuu babaay ka samaysan yahay ama uu ku jiro.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Caado xanuunka \/ Caado wareerka:<\/b><\/i>\u00a0Babaaygu wuxuu ka tirsan yahay cunnooyinka loo adeegsado caado xanuunka iyo caado wareerka, maadaama babaayga laga helay maado loo yaqaano “papain” oo dhiiga caadada ku shaqo leh, waxaa la arkay inay sixisteeda ka qeyb qaadato.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Caadka indhaha:<\/b><\/i>\u00a0Waxaa la ogaaday in babaaygu uu hoos u dhigo khatarta caadka indhaha fuula ee loo yaqaan Cataract. Babaaygu wuxuu qani ku yahay Vitamin A iyo beta-carotene oo muhiim ah caafimaadka iyo aragga indhaha. Babaaygu iyo kaarootada waa labada cunto ee la isku raacay in indhaha siiyaan caafimaad buuxa.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Neefta \/ Xiiqda:<\/b><\/i>\u00a0Babaayga wuxuu ka tirsan cunnooyinka yareeyo halista cudurka neefta sababtane waa maadada loo yaqaano beta-carotene oo aad u badan, haddii aad neef qabtid ku dadaal cunista babaayga.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Caafimaadka Lafaha:<\/b><\/i>\u00a0Babaayga wuxuu kordhiyaa soo nuugista maadada kaalsiyamta oo lafaha laga sameeyo, wuxuu kaloo yareeyaa in kilyuhu kaalisyamka jirka ka saaraan, waxaa kaloo laga helaa borotiinada lafaha qaabilsan, intaas oo la isku daray kulligood waxaa laga helaa lafo caafimaad qabo.<\/p>\n

BBC<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Hadalsame) 16 Luulyo 2023 \u2013 Babaaygu waa khudrad cajiib ah oo caafimaad badan. Waxaa ku jira maadooyin antioxidants ah oo yareeya bararka cudurradana la dagaalama isla markaana qof ka caawiya inuu u ekaado qof da’diisa ka yar. Nafaqooyinka babaayga ku jira Kaloori, Kaarbohaydareed, Fiber, Borotiin, Vitamin C, Vitamin A, Vitamin B9, Potassium, calcium iyo Magnesium. […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":95780,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[5,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/Namnlos-29.png?fit=1934%2C1550&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-oUP","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/95779"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=95779"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/95779\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":95781,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/95779\/revisions\/95781"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/95780"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=95779"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=95779"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=95779"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}