Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794

{"id":95667,"date":"2023-07-12T06:52:21","date_gmt":"2023-07-12T05:52:21","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=95667"},"modified":"2023-07-12T06:52:21","modified_gmt":"2023-07-12T05:52:21","slug":"daraasad-faaiidooyinka-caafimaad-ee-la-ogaaday-in-laga-helo-biyaha-samsamka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2023\/07\/12\/daraasad-faaiidooyinka-caafimaad-ee-la-ogaaday-in-laga-helo-biyaha-samsamka\/","title":{"rendered":"DARAASAD: Faa’iidooyinka caafimaad ee la ogaaday in laga helo biyaha Samsamka"},"content":{"rendered":"
\n
(Hadalsame) 12 Luulyo 2023<\/strong><\/span> \u2013 Ceelka Samsamku waxa uu ku yaallaa bariga Kacbada waxa uuna u jiraa 21 mitir oo keliya, taariikhda ay biyuhu ceelkan barakaysan ka soo maaxayeenna waxa ay soo taxnayd tan iyo waqtigii Nebigii Alle ee Ismaaciil ee uu dhalay Nebi Ibraahiim.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Taariikhda ceelka Samsam<\/h2>\n<\/div>\n
\n
\u201cBiyahan la yirahdo Zamzamka ee dadka Cimrada ama Xajka aada ayagana soo cabaan dadkana u soo qaadaan ayaa waxay asalkoodii yihiin biyo barakaysan oo sida ay ku yimaadeen ay mucjiso tahay, oo waxay ka soo burqadeen meel cidlo ah oo biyo aan lahayn oo Nebi Ibraahiim geeyay xaaskiisii Haajara iyo wiil yar oo markaasi ay wadatay oo nebi Ismaaciil ah, markii ay ka dhammaadeen biyihii yaraa ee ay wadatay waa tii inta ay buurta fuushay oo kolba dhinac aadday iyadoo lacalla raadineyso inay qof aragto oo ay biyo ka hesho, laakiin markii ay waxba soo weyday oo soo laabatay ayaa waxay u timid wiilkii oo ay biyo ka ag burqanayaan markaas ayaa waxay tiri Zamzam oo macneheedu yahay ‘xasil oo ha I dhaafin’ ayadoo ka cabsaneyso in ishaan inta ay burqato ay horay u dhaafto, marka meesha ayay ku ceshaneysay,\u201d ayuu yiri Sheekh CabdiXayi Sheekh Aadan oo BBC uga warramay qisada ceelka biyoodka Samsam.<\/p>\n<\/div>\n
\n
\u201cNebigeena Muxammed NNKH waxa uu yiri: \u201cAlle ha u raxmaado Ismaaciil hooyadii, haddii ay biyahaas iska deyn lahayd, waxa ay noqon lahaayeen il durdur ah, marka asalkoodii waa halkaas waa arrin baraka ay ku jirto oo nebi Ibraahim qoyskiisa Ilaahay ku karaameeyay ilaa haddana ceelkii waakaas oo biyo dhamaanaya ma aha.\u201d<\/p>\n<\/div>\n
\n
Faa\u2019iidooyinka caafimaad ee laga helo biyaha Samsam<\/h2>\n<\/div>\n